KU SOO DHAWOOW
HARGEISA VIP SKILLS!

Xaruntaada casriga ah ee lagu barto laguna horumariyo xirfadaha gacanta. Waxaan bixinnaa koorsooyin kala duwan sida Xinnaha, Decoration-ka, Makeup-ka, Dawaarka, Driving-ka iyo xirfado kale oo badan.

Baro xirfad cusub, kobci kartidaada, una diyaar garow mustaqbal guul leh.